Deni oo dhagax dhigay dhismaha Maxjarka Daarul-salaam (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dhagax dhigay Maxjarka Xoolaha ee deegaanka Daarasalaam, oo noqonaya xarun lagu xanaaneeyo oo lagu hayo Xoolaha. Sidoo kale Madaxweynaha ayaa kormeeray Kastamka Daarasalaam oo ah Bar-xuduudeedka Puntland iyo Ethiopia ee deegaankaasi iyo Saldhiga Daarasalaam. Madaxweyne Deni intuu ku sugnaa Daarasalaam wuxuu xariga ka jaray MCH-ka deegaanka, isagoo … Continue reading Deni oo dhagax dhigay dhismaha Maxjarka Daarul-salaam (Sawirro)